Hargeysa (Hubaal) Alle ha u naxariistee waxa maalintii shalay ahayd magaaladda Hargeysa aas qaran loogu sameeyay marxuum Gaashaanle Ismaaciil Cumar Xagaa oo ku geeriyooday magaaladda Addis ababa oo xaalad caafimaad marxuumka loo geeyay.
Aaska Marxuumka ayaa waxaa kasoo qaybgalay, saraakiil ka tirsan ciidamada kala duwan ee dalka, xubno wasiirro ah, siyaasiyiin iyo dadweyne kale oo farabadan.
Hadaba halkan hoose ka daawo muuqaalka dadyowgii kala duwanaa ee kasoo qaybgalay aaska Marxuum Gaashaanle Ismaaciil, iyo Kelmadihii ay ka yidheehdeen shakhsiyadii Marxuumka