Waxaanu halkan Idiinku soo gudbinaynaa Eedaymo Uu Boqor Cismaan Buur-Madow u jeediyay Wasiirka Maaliyadda ee Somaliland iyo jawaab uu arrintaasi ka bixiyey Boqor Bad-madow.
Buur-Madow iyo Bad-madow ayaa is dhaafsanaya weedho ad-adag oo ah eedeyn iyo jawaabid caddaan ah