Daawo: Codsi Qiiro Leh Oo  Ay Direen Qoys Wiilkoodii Ay Xukuumaddu Dhawr Sanno Ka Hor U Dhiibtay Dawladda Jabuuti

0
189

 

 

Muwaadin ay dawladdu Xukuumada Somaliland Hore Ugu Gacan Gelisay Dalka Jabuuti Oo Codsi Qiiro Leh Udiray Madaxwayne Ismaacil C, Geele Iyo Dhacdooyin Murugo leh Oo ay ka Sheekaysay Hooyada Dhashay Wiilkaasi,

 

Qoyska Muwaadin Cabdilaahi Sheekh Cabdiraxmaan oo Xukuumada Somaliland Hore Ugu Gacan Galisay Dalka Jabuuti Ayaa Codsi Qiiro Leh Udiray Madaxwayne Ismaacil Cumar, Geele Hooyada dhashay wiilkan jabuuti ku xidhan oo ka sheekaysay Dhacdooyin Murugo leh Oo lasoo dartay iyo caruurta uu dhlay muwaadinka xidhan oo iyana fariin u diray madaxwayne geela jabuuti

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here