DAAWO: Dadweynaha Ku dhaqan xaafada Boqol Jire Oo dhul ay ugu talogaleen In Wax Laga Qabto Xabaalaha Boqol-jire ku wareejiyay dawladda hoose,waxaana dhulkani uu wax ka tari doonaa xabaalahaasi oo gurmad u baahnaa maadaama la galayso xili roobaadkii
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Dadweynaha ku dhaqan xaafada Boqol-jire oo dhul ay ugu talogaleen in...