Hargeysa (Hubaal) Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa maanta waxa ay dalladda dhalinyarada Somaliland ee SONYO kala wareegeen buugaag ay fududeeyeen daabacaadooda,waxaana buugaagtaasi qoray prof. Maxamuud Jaamac Axmed Xamdi,buugaas oo ah buug ka hadlaya waddaniyada,isla markaana loogu talagalay in lagu soo daro manaahiijta waxbarashada Somaliland ee ardayda dhigata dugsiyada sare ee dalka
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Dalladda Dhalinyarada Ee SONYO Buugaag Ku Wareejisay Wasaaradda Waxbarashada Somaliland