Berbera(Hubaal)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin oo war baaahinta kula hadashay magaalada Berbera ayaa Xukumada Madaxweyne Siilanyo ku dhaliishay habdhaqano cusub oo ay sheegtay in ay Xukumada la soo baxday kuwaas oo ay kamid yihiin cashuurihii dawlada oo la kordhiyay iyo dhaqaalihii yaraa ee dalka oo lakala boobayo iyo waliba jidadka magaalada berbera soo gala ee Bariga iyo Galbeedka oo xukumaddu aanay waxba ka qabanin isla markaana burbursan iyadoo xustay in Xukumada Siilanyo Gobolka Saaxil ay cuqdad gaar ah uqabto waxaanay marag uga dhigtay in dhismihii jidka Hargeysa iyo Berbera isku xidha la joojiyay markii uu soogaadhay xuduuda gobolka Saaxil
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Hadashay Hab-dhaqano Cusub...