Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyihiii Hay’adda maamul wanaaga iyo la-dagaalanka musuqmaasuqa, Axmed Muxumed Madar ayaa sheegay inuu xilkii uu ka hayay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo iska casilay.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Gudoomiyihii Komishenka Maamulwanaaga & La-Dagaalanka Musuqmaasuqa Oo Ka Hadlaya Iscasilaadiisa Iyo...