Daawo: Guri ku Bas-beelay Xaafadda Sheikh Nuur + Deb-demiska Dawladda Hoose oo ka Qayb Qaatay Bakhtiinta

0
28

Hargeisa(Hubaal)_guri san-daqad ah ayaa ku bas-beelay xaafadda sheikh Nuur oo ka tirsan  Deg-mada Gacan Libaax,dabkan ayaan la ogeyn wax uu ka dhashay balse guri ayaa la sheegay inu dabku kaga yimmi xagga sare iyaadoonay jirin wax alaabo ah oo ka baxday gurigaoo u bas-beelay .waxaana dhaawac kasoo gaadhay hal qof oo la sheegay inuu dabku  kasoo bilaabmay makhsinka uu hurday waxaana loola caraaray cisbitaalka,khaaladiisa caafimaad ayaa hada kasoo raynaysaa.

uuu

Mulkiilaha guriga Xuseen Maxamed (xuseen shaqo) ayaa tilmaamay inay ballaadhan tahay waxyeelada oo gurigu inuu bas-beelay,dab-deemiska ay Dawladda Hoose  leeda-hay ayaa goor danbe yimmi kana qayb qaatay bakhtiinta xaafaddan masiibadu ku hab-satay. Waayadan danbe ayeey xaafadaha ku badan tahay guryo gubtaa iyaadoon la ogeyn sababa had iyo guur keena dabka qabsada guryaha.

SSSSSD www

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here