WARAR UGU XIISAHA BADANWARARKA DAAWO: Khudbad Guddoomiyaha KULMIYE ku sharraxay himilada iyo hiigsiga xisbiga KULMIYE oo 15 sanno jirsaday By Hubaal - May 23, 2017 0 45 FacebookTwitterPinterestWhatsApp khudbad Guddoomiyaha KULMIYE ka jeediyey xaflad ka dhacday huteelka Maansoor oo lagu soo dhaweeyey taageerayaal cusub oo uu hoggaaminayo siyaasiga Xasan Xaydh oo ku beegan sannad-guurada 15aad ee aasaaska xisbiga KULMIYE.