DAAWO: Kulanka Gaarka ah Ee Madaxweyne Muuse Biixi La Qaatay UCID Iyo WADDANI

0
58

Hargeysa (Hubaal) Kulankan oo ahaa mid daba socday kulamo hore oo ay wada yeesheen asxaabta mucaarid iyo madaxweynuhu, salkana loogu dhigayey sidii mucaarid iyo muxaafidba danta guud meel loogaga soo wada-jeedsan lahaa, ayaa lagaga arrinsaday arrimo door ah oo ay ugu horrayso nabadgelyada dalka, gudo iyo dibedba, in indho dheeraad ah loo yeesho lagana wada shaqeeyo mucaarad, xukuumad iyo shacbiba.

Kulankan, ayaa kusoo dhammaaday jawi is af-garad, waxaana ay madaxweynaha iyo guddoomiyeyaasha labada xisbi qaran isla garteen in muhiimad gaar ah la siiyo danta guud ee qaranka, isla markaana meel looga soo wada jeedo.

 

 

 

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here