Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo socdaal muddo qaatay ugu maqnaa qaarada waqooyiga Ameerika ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay waxaana si heer qaran ah loou soo dhoweeyey garoonka Egal intranational Airport ee magaalada hargaysa, waxana uu warfidiyeenada uga waramay ujeedada guud ee socdaalkiisii iyo waxii uu kala soo kulmay.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Safar Qaatay Muddo Kadib Maanta Dalka Dib...