Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxaa Maanta Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Aqalkaasi Ay Keenen Mooshin Ka Dhan Ah Moyerda Dalka.
Mooshinkan Ayaa Waxaa Uu Tilmaamayaa In Codka Lagu Rido Karo Maayaradu Uu Yahay Hal Dheeri Isla Markaana Waxaa Uu Meesha Ka Saarayaa Xeerkii Hore Ee Ahaa In Xildhibaandu Ku Ridi Karaan Maayarka Saddex Meelodoow Laba Meelood.