DAAWO: Reer Berbera oo gaashaanka ku dhuftay + diidmo culusna kaga soo horjeestay Qorshaha siyaasadeed ee xukuumaddu ku wareejinayso Dekedda

0
32

Cuqaal, Odayaal, dhalinyaro iyo wax garad kale oo tirabadan oo ah deegaanka Berbera ayaa shalay kulan balaadhan oo ay ku yeesheen magaaladda Berbera, kaga dhawaaqay diidmo culus oo ay kaga soo horjeedaan qorshayaasha xukuumadda ee wareejinta Dekedda iyo illaha kale ee khayraadka dabiiciga ee gobolkaa.

reer berbera

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here