Daawo Sawiro: Qaraxyo Dhiigu Qul-Qulay Oo Lala Beegsaday Xarunta Baarlamanka Somalia + Xildhibaano Ku Qudhbaxay

0
69

Muqdisho (Hubaal) Tirada dhimashada xildhibaano qarax maanta lala beegsaday xarunta baarlamanka ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen  Ugu yaraan 7 kamida xildhibaanada baarlamanka somali, 13 kalena dhaawac ayaa soo gaadhay kadib markii Kooxo hubeysan ay gudaha u galeenb Xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka ee Magaalada Muqdisho.

qarax baarlamanka

Waxaa gudaha Xarunta Baarlamaanka Sooomaaliya ka socda Dagaal Culus oo halkaasi ku dhexmaraya Ciidamada Ilaalada Xarunta Baarlamaanka iyo Kooxihii hubeysnaa kuwaasi oo looga shakisan yahay Ururka Al Shabaab.

qaraxa baarlamanka1A Somali government soldier runs to take position in front of the Parliament during a clash with Al shabaab militia in the capital Mogadishu

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here