Hargaysa 2.Oct (Hubaal)- Shir Heer Caalami ah oo ay ka qayb qaadanayeen Afartan Dawladood,Urur Goboleedka Igad iyo Midowga Africa ayaa lagu soo Gabo gabeeyay Magaalada Sanremo ee Cariga Talyaaniga kaas oo lagaga hadlayay Tahriibka isla markaana lagu soo Casuumay Somaliland .