Hadhimo sharafeed kulmisay haldoor ururkii UFFO oo Ex wasiir Yuusuf Maxamed A. RAAGE ku maamuusay wejiyo kala baaday.
Casuumaddan oo maanta ka dhacday #BULLAALE Hotel ee magaallada Hargeysa ayaa masuuliyiinta ku kulmay iskaga xaal waraysteen wadciga lagu jiro iyo waayihii la soo maray.
Waxaanay wasiirkii hore ee Maalliyada Yuusuf Maxamed Cabdi Raagge uga mahad celiyeen, martiqaadka uu isugu keenay iyo maamuuska uu u sameeyey.