RADIO HUBAAL: dhegeyso Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Bahda Waxbarashada Dalka Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Kula Kulmay Madaxweyne Sillaanyo+DAAWO SAWIRRADA Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa maanta ururada bulshada kulan kula qaatay qasriga Madaxtooyada Somaliland,kulankaasoo lagaga wada hadlayay isla markaana Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo xubno ka mid ah golihiisa Wasiiradu ay sharaxaad badan ka siiyeen ururada Bulshada diiwaan galinta Madaniga ah hadaba halkan ka dhegayso kulanka maanta Madaxweynaha Somaliland uu qasriga Madaxtooyada kula kulmay ururada bulshada Somaliland.