Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” oo maalintii Arbacadii ka dhoofay garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport, Isaga oo u sii jeeday dalka Maraykanka ayaa sida aanu ka helnay Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka maraykanka Ambassador Rashiid Gaaruf Nuur uu noo xaqiijiyey in weftigii madaxweyne ku xigeenku si nabadqab ah ay ku soo gadheen magaalada WASHINGTON DC ee USA.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Daawo Sawirrada: Weftigii Uu Hor Kacayay Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Gaadhay Washington...