Alf…..Alf….Alif Mabruuk
Meher Wacan: Maxamed Jaamac Ciise (Buraalle) Iyo Hodan Ibraahim X. Muuse Wacays
Maareeyaha guud ee HUBAAL Media Network (HMN) Maxamed Axmed Jaamac (Calooley), tifaftiraha guud ee HUBAAL Media Network (HMN) Xasan Xuseen Cabdillaahi [Keefkeef], Madaxa Wararka ee HUBAAL Mustafe Maxamed Cabdillaahi (Faro), Axmed Cumar Axmed (Timo), Aadan Cabdi Ciidle, Ibraahim Axmed Shiine, Cabdirisaaq Xuseen Xaashi (Gaas), Maxamuud Saalax Ducaale, Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan-rakuub, Cismaan Axmed Cismaan, Sakariye Axmed Jaamac, Maxamed Xasan Daacad iyoguud ahaanba bahda HUBAAL Media waxa ay hambalyo iyo Bogaadin U Dirayaan:
Maxamed Jaamac Ciise (Buraalle)
Iyo Marwadiisa Hodan Ibraahim Xaaji MuuseWacays
Oo Sabtidii ay Bishan August 06 ahayd 2016-ka Meherkoodu ka qabsoomay Ambassador Hotel Hargeisa, waxaanay leeyihiin Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, guulle lagama waayee gobonnimo ku aqal gala, Allahna ha idinka yeelo kuwii kala hela ubad khayr qaba oo dadkooda, diintooda iyo dalkoodaba anfaca. Aamiin….Aamiin