Hargeysa(Hubaal) Guddoomiyaha Saddexaad ee xisbiga Ucid mujaahid Cali Guray ayaa waxa uu ka hadlay xaalada wakhti xaadirkan uu dalku ku sugan yahay, waxaana uu sheegay in madaxweyne Siilaanyo aanu habayaraatee talada dalka waxba kala socon oo sida uu sheegay ay jiraan koox gaar ah oo madaxweynaha madaxtooyada ku xidhatay oo ku maaweelinaysa
Cali Guray oo ka hadlaya halkan ka daawo