Hargeysa (Hubaal) Agaasimii hore ee wasaaradda dib u dejinta Somaliland Axmed Cilmi yare ayaa ka hadlay in aanu xisbigu u burburi Karin inamo yaryar oo xil ku ilaashada cayda Muuse biixi Iyo Maxamed kaahin, sidoo kalena sheegay in Kulmiye uu soo samara marxalado ka adag tan immika taagan
Halkan ka daawo muuqaalka isaga oo ka hadlaya arrimahan