Xog-hayah ururka saxaafadda Somaliland ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaaqaan SOLJA Maxamed-Rashiid Muxumed Faarax ayaa ugu baaqay madaxweyne siilaanyo inuu sida ugu dhakhsaha badan u sii daayo masuuliyiinta xidhan ee wargeyska Haatuf, isaga oo ku baaqay haddi kale inay qaban doonaan mudaharaad ka dhan ah xadhiga saxaafada xorta ah lagula kacayo