“Maka Fileynaa Ninka Xisbigiisa Gudahiisa Dimuqraadiyad Ku dhaqi waayay Inuu Qaran Ku Dhaqi” Xasan Guure
“Ciidanka RRU-du dadka ay guryaha ku laynayaan habeenkii waxa u qoolan cida Ammarka siisa, waana laysaga daba imman” Eng. Maxamed Xaashi
“wasiirka Daakhiligu waa beentii hubka uu dadka u soo bandhigay ee uu ku sheegay in guriga C/laahi Abokor laga soo saaray, oo Anigayganba way igu dhacday oo inta gurigayga askari gashay tidhi bambooyin ayaa laga soo saaray, hadda, ma anagaa waxay bambadu tahayba naqaanay!” Mujaahid Xasan Guure.
“Siilaanyo waxa uu ahaa kii baxsaday 31-kii iyo 27-kii May ee u dhoofay Ingiriiska, maanta waxan uu dadka ula imanayana wuu eedi doonaa oo waanu garanaynaayoo isagaa ugu futo xun” mujaahid Ibraahin Dhagaweyne