Hargeysa (Hubaal) Maayarka magaaladda Gabiley Shucayb Maxamed Muuse ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay magaaladda Gabiley, kadib safar shaqo oo uu dalka dibadiisa ku tagay ayaa waxa maanta soo dhaweeyay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Gabiley, haween, dhalinyaro iyo masuuliyiinta gobolka Gabiley