Daawo Video: “Saddexdii Maan Laawe” Tix Maanso Ah Oo Hal-abuurad Nimco Aadan (Nimco Gabeydo) Ka Tirisay Saxaafadda Iyo Xoriyatul-Qawlka
Hal abuurad Nimco Aadan Axmed (Nimco Gabeydo) oo soo bandhigtay tix maanso ah oo magaceedu yahay “Saddexdii Maanlaawe” waxaanay kaga hadashay maansadan madax bannaanida saxaafadda iyo xoriyatul qawlka