Hargeysa (Hubaal) Xog-hayaha garabka haweenka qaranka ee xisbiga Kulmiye Marwo Canab Cumar Ileeye ayaa ku durtay khilaafka xisbiga Kulmiye xubno wasiiro ah oo ay sheegtay inay madaxweynaha hoos yaacayaan oo ay taariikhdiisa burush madow ladaba socda iyo arrimo kale