Hargeysa (Hubaal)- Waxaa hadda laga joogaa 30 sano markii diyaarado ay lahayd dowladdii militariga ee Soomaaliya ay duqeeyeen magaalada Hargeysa. Duqayntaasi iyo guud ahaan dagaalkii ka socday goboladdii Waqooyi oo hada Somaliland ayaa waxa wali xusuustaa dad badan oo xilligaasi goob joog u ahaa.
DAAWO: