Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah ee JSL Md Muuse qaasim ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa waxa uu ku beeniyey warar suuqa la isla dhexmarayey oo ku saabsanaa inuu is casilay.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Wasiirka Ganacsiga Muuse Qaasim Oo Beeniyay iscasilaadiisa Oo La Isla Dhexmarayay