DAAWO Wasiirka Qorsheynta Oo Saaka Booqday Xarunta Dugsiga Sare ee Loogu Magac Daray Suld. Maxamed Suld. Faarax, Ardaydana Khudbad Uga Jeediyey Daabuurka
Afhayeenka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Ardayda Dugsigaasi oo Wasiir Qabo Uga Mahad Naqay Booqashadiisa Dhiirigelinta ah ee Dugsiga Suld. Maxamed Suldaan Faarax Ku Yimi Saaka, Farriin Codsi Ahna Faraqa Ugu Guntay