DAAWO: Wiil soomaali ah oo niman caddaan ahi dileen oo lagu aasay magaaladda Oslo ee dalka Norwey

0
32

Waxaa magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway lagu aasay Allaha u naxariistee Maxamed Deeq Khadar Salaad, oo todabaadkii hore ay laba nin oo cadaan (Norwegian) ahi ku dileen xaafadda Holmlia ee magaalada Oslo,Waxa aaskan wiilkan soomaaliga ah loo sameeyay isugu yimid dad badan oo soomaali ah, asxaab cadaan ah iyo muslimiin kale oo degan dalka Norwey.

wiil lagu dilay norwey

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here