Xaflad daah-fur u ahayd jaamacadda Maroodi-jeex oo dhawaan lagu aasaasay Somaliland ayaa waxay maanta si rasmi ah uga qabsoontay magaaladda Hargeysa. Xafladan ayaa waxa kasoo qaybgalay madaxda dawladda, masuuliyiin ka tirsan asxaabta mucaaridka, aqoonyahano, ururada bulshada rayidka ah, culimaa’udiin iyo marti-sharaf kale oo tiro badan.
Halkan Ka daawo