Illaahayoow haa iyo maya; hana wada yeedhsiin. Bal ila daawada Clipkan kooban ee muuqaalka ah, waa Suul-cawro oo dorraad Cirro ugu hanjabaya ‘Sankaan caano kaa keeni’, shalayna cay iyo deel-qaaf ku eedaynaya WADDANI, haddana maanta ammaanaya xisbigii iyo raggii uu u goodinayay.
Bal Amuurtan eega, amarkan iyo yaabkan, ma anigaa waallan mise siyaasaddi aabbo maleh!!!.