DAAWO:Weftigii Somaliland Ee Ka Qaybgalay Aqoonsigii Cardiff Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

0
20

Xubno ka mid ah Dawlada somaliland oo ay ka mid yihiin Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha wakiilada Md Baashe Maxamed Faarax iyo wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi cali xaaji xasan oo qayb ka ahaa weftigii S.Land uga qayb galay munaasabadii Golaha deegaanka ee Magaalada Cardiff, Uk ku aqoonsadeen madaxbanaanida Somaliland ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxana ay ka warameen socdaalkoodii.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here