Dagaal gacan ka hadal ah oo dhex maray xubno ka mid ah Xildhibaanada golaha Deegaanka Berbera iyo Ciidanka RRU-da

0
26

Berbera (Hubaal) Dagaal gacan ka hadal ah oo dhex maray qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka berbera iyo ciidanka RRU .

Iska hor imaad xoogan ayaa maanta ka dhacay magaalada berbera ee xarunta goblka saaxil kaasi oo u dhaxeeya ciidanka lagu sheegay inuu watay wasiirka arimaha gudaha somaliland mudane Cali Warancade oo qeyb ka ah ciidanka loo yaqaano RRU iyo xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Berbera kuwaasi oo ku hawlaanaa qabashada kulan ay kaga arinsanayeen shaqaaqadii ka dhacdey shalay magaalada berberarru

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here