Hargeysa (Hubaal) -Dawlada Ingiriiska ayaa waxa ay ku dhawaaqday gebi ahaanba in dalkeeda inay joojisay ka ganacsiga mukhaadaraadka Jaadka.
Fadhi baarlamaanka UK ay yeesheen maanta ayaa waxa cod gacanta u taagay 261 xildhibaan oo ansixiyay mamnuucida cunida iyo ka ganacsiga Jaadka.
Waxa xeerkan si toos ah loo dhaqan gelindoonaa bisha July Koowdeeda
Iyada oo maanta lagu arkaayay goobaha lagu soo dejiyo Jaadka waraaqo lagu dhejiyay gaabahaas oo tilmaamaya in ka ganacsiga qaadka in laga mamnuucay magaalada London iyo guud ahaanba dalka UK
Mustafe maxamed cabdillaahi
Gobanimonews
Somaliland