Dawladda Somaliland Oo Ka War Celisay Warar Tibaaxay Siyaasiyiin Xilal Ka Soo Qabtay Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Yimi Iyo Kuwo ay Cafis u fidisay

0
291

 

Hargeysa(Hubaal):- Wasiiru-dawlaha Amniga ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa ka hadlay warar sheegaya in ay Dalka yimaaddeen Siyaasiyiin xilal kasoo qabtay Soomaaliya iyo sidoo kale Siyaasiyiin Reer Somaliland ah oo Muqdisho ku nool oo ay Xukuumad ahaan Cafis u fidiyeen iyo kuwo yimi oo ay ka mid tahay Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Federaalka Soomaaliya Yusur Abraar.

Maxamed Muuse Diirye oo arrimahaas iyo kuwo kaleba Su’aalo laga weydiiyey ka jawaabaya oo ka warramaya qodobbadaas, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here