Deeq Caafimaad Oo La Gaadhsiiyay Tuullada Galooley Ee Gobalka Gebilay

0
27

Gabiley (Hubaal)- Urur Magaciisa loos oo gaabiyo SAMCO Oo qabailsan daryeelka Hooyada iyo Dhallaanka ayaa deeq isugu jirta daawooyin iyo shaybaadh caafimaad gaadhsiiyey deegaanka Galoolley oo ka tirsan gobolka Gabiley. Ururkan oo ah mid  sama fal ayaa hawlahoodii ay u qaban jreen bulshada taagta daran ee  ku nool meelaha ka fog goobaha caafimaad ayaa waxay shaybaadh iyo daawayn isugu  jirta gaadhsiyiin (tuulada galooley) ee gobolka gebilay taas oo ay ku nool yihiin bulsho aad u tiro badan wax goob caafimaad ku oolin hadaba ururkan (save mother and children samco) ayaa waxay goobtaas kula kulmaan dad jilicsan oo u badan dumar iyo caruur oo qabay baahi caafimaad waxayna daawantaas u sameeyeen dad tiroodu gaadhayso 100 qof oo waliba qabay xanuuno kala duwan oo ay ka mid yihiin dhiig la,aan iyo cuduro ay ka mid yihiin jooniska iyo kuwa kaloo badan  tiro badan  .Capture.JPGbb

Waxaana aad u soo dhaweeyay dadkii loo sameeyay adeeg yadan kana dalbaday dawlda iyo waliba haayadaha ku shaqo leh in loo dhiso mch taas oo ay aad ugu baahan yihiin oo waliba dumarku marka ay fooshaan loo qaado gebilay oo u jirta 4 km intaa dhexda ku sii dhiig baxdo .

Deeqdan caafimaad waxa ka warantay gudoomiyaha ku xigeenka  ururka Samco ayaan  muuse jaamac waxayna sheegtay iyo cilmi baadhis iyo indho indhayn ka bacdi ay yimaadeen halkan ugu daaweeyen dad fara badan taas oo ay ku arkeen ilma yar oo afar jir oo oo macaan hayo oon wax dawo ah la siin caafimaadkiisan la eegin taas oo caafimaadkiisu khatar ku jiro iyo dadkaloo fara badan oo xanuuno noocaas oo kali ah qabay waxay hadalkeeda ku dartay in ay soo noq noqon doonaan meeshan ilaa inta ay u dhisaan mch iyo baahda kalena ka dabooli doonan .

Waxa isaguna meesha uga mahad samatar wayab oo ah dhalinyarada ka shaqaysa horumarinta dadka tabalasan taas uu ku aamanay shaqada fiican ay u hayaan ururkan samco taas uu ku tilmaamay waajib saaran dhalinyarada somaliland oo dhan waxaana hadalkiisa ka mid ahaa

“waxaan ku amanayaa shaqada fcn ee ay qabteen Samco oo mudan in ay ku daydan dhalinyarada dhigooda ah ee aqoon yahanka taas oo ah in bulshadaada aad wax tarto kol hadaa wadankii ay xoreeyeen aabayaasheen ama dadkeeni reer somaliland inaga horeeyay nabadna yahay ina hawsha inoo taalana waxa weeye in ay dadka ka xorayno cudurada iyo jahliga taas oo ka mid ah waxyaabaha wadanku horumari karo aad ayaad u mahad san tihin hanbalyo hanbalyo ayan idin leenahy ururkan samco halkaana kaga haya dedaalka aad wadaan anigu waan idin garab galaynaa .

Hadaba sidan hore idinku sheegnay  ururkan oo wax caawimo ah ka helin haayad iyo cid kale toona ayaa iskood isku abaabulo waxay ka dalbayaan  cidii tageero u fidinaysa bulshada tabaalaysan in ay hagi doonan hadba meesha u baahna ay geyn doonan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here