DEG-DEG: Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Is Casilay Iyo Madaxweyne Cusub Oo Loo Magacaabay DDSI

0
18

Jigjiga (Hubaal) Madaxweynaha dowlad deegaanka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xilka iska casilay. Waxaa madaxweynaha cusub loo magacaabay Axmed Cabdi Maxamed. Wasiirka warfaafinta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa BBC-da u xaqiijiyay in madaxweyne Cabdi Maxamuud uu xilka iska casilay. Balse wuxuu ku adkaystay wasiirku in Cabdi Cumar uu xilka wareejiyay.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here