Hargeysa (Hubaal) Madaxweynaha Somaliland ee shalay Xilka la wareegay Muuse Biixi Cabdi, ayaa goor dhawd Ku dhawaaqay Golaha Wasiirrada ee Xukuumaddiisa.
Madaxweynaha ayaa Soo dhisay Golle Xukuumaddeed oo ka kooban 23 Wasiir iyo 9 Wasiir ku-xigeen.
Golaha cusub waxa Ku jira afar xubnood oo laga soo celiyey Golihii hore ee Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo.
Halkan ka akhri Liiska cusub ee Golaha Wasiirrada: