DEG-DEG: Shir Guddida Fulinta ee Xisbiga WADDANI ku yeesheen maanta Xarunta Dhexe ee Xisbiga

0
8

HARGEYSA (Hubaal) Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Musharrax Madaxweyne Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo Mudane Cabdiqaadir Jirde ayaa Guddida Fulinta warbixino ka siiyay marxaladda siyaasadeed ee dalku galay iyo qorshaha Xisbigu ku wajahayo.

Xubnaha Guddida Fulinta ayaa dhankooda dood wadaag iyo falanqayn dheer ka yeeshay xaaladda cakiran dalka iyo sidii looga samata-bixin lahaa.

Kulanka ayaa laga soo saaray go’aammo muhiim ah oo xisbigu ku wajahayo jid-gooyada iyo carqaladaha xukuumadda KULMIYE hor dhigayso doorashada Madaxtooyada ee 13 November qorshaysan.”

Sidaa waxa u qornaa warsaxaafadeed ka soo baxay kulan Guddida Fulinta ee Xisbiga WADDANI ku yeesheen xaruntooda, balse qoraalka lagu shaacin go’aamada xisbigu ka qaatay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland oo haatan sii laba-kacleeyey, kadib markii ay burbureen wadahadalladii labada dhinac u socday.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here