Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaarid ah ayaa loo doortay mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan. waxaa u codeeyey ergadii fadhiday shirweynaha xisbiga 1225 qof.
Shirweynaha labaad ayaa maanta la soo gabagabeeyay
guddoomiyaha la doortay ee xirsi ayaa doorashadiisa ka bacdi uga mahad celiyay ergadii dooratay iyo dhammaan kasoo qeyb galayaasha shirweynaha xisbiga mucaaridka ee waddani.