DHAGEYSO: Guddoomiyaha Waddani Oo Soo Bandhigay Barnaamij Siyaasadeedka uu Dalka Ku Hogaamin doono,Cambaareeyayna Xadhiga Xubnihii Ururka Jiidali ee Xalay Xukuumadu Xidhay
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani waxa uu ku baaqay in xoriyadooda loo soo celiyo xubnaha ururka Jiidali iyo sarkaal sare oo Xisbiga Waddani ka tirsan.
MUDANE Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta munaasibad xisbiga Waddani ku qaabilay siyaasiyiin mug leh oo ku soo biiray xisbigaas kusoo bandhigay barnaamij siyaasadeedka uu dalka ku hogaamin doono haddii uu xisbigiisu ku guulaysto doorashada soo socota ee la filayo inay dalka ka qabsoonto 2015-ka
GUJI HALKAN OO DHAGEYSO CODKA GUDDOOMIYAHA WADDANI