HUBAAL TV KA DAAWO Xuska maalinta saxaafadda Somaliland oo Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne uu Kaga sheekeeyay hanaankii loo soo maray Xoriyatul-qawlka iyo sida ay maanta Xukuumadda Siilaanyo U Xaqirtay
“Dhalinyarada Ururada Samaystay Hanoqdaan JIIDALI ama Kuwo kaleba, Xaq bay u leeyihiin Inay Hadlaan oo ay shiraan Mana Aha Mid Ay Cid Weydiisanayaan” Mujaahid Dhagaweyne