Dhammaan Wariyayaasha Bulsho Tv, waxa ay Hambalyo u dirayaan, Boqorka, C/rashiid Maxamuud Cali Iyo Boqorada,Najax Cabdi Oo xalay (07th Dec, 2015, Isniin) Arooskoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa.
Agaasimaha guud ee Bulsho Tv C/rashiid Nuur Wacays,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Maareeyaha Bulsho Tv Mustafe Axmed Daahir,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Madaxa Wararka Bulsho Tv Khadar Macalin-Deeq Sh.Ibraahim, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Madaxa Baahinta Axmed Cali Gallaal, Saciid Khadar Aw Cabdillaahi,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Cali-Mahdi Jibriil Xasan, Saleebaan Ibraahim Xaashi iyo Xaaskiisa, C/raxmaan Fantastic, Muna Maxamuud Saqadhi, Hodan Maxamed Cilmi iyo Odaygeeda, Casiisa Cabdillaahi Aaden, C/raxmaan Cilmi Xirsi, Cumar Aw Cali Axmed,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Maxamuud Siciid Ducaale,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa Maxamed Tiriike iyo Xaaskiisa, Nagiib Cabdillaahi Collaad, Sakariye Xasan Raage iyo Xaaskiisa, Eng. Maxamuud Jaamac Xiddo, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa. Dhammaan Wariyayaasha iyo Hawl-wadeenada kala duwan ee Bulsho Tv, waxa ay Hambalyo u dirayaan;
Boqorka: Cabdirashiid Maxamuud Cali Iyo Boqorada: Najax Cabdi Maxamed
Oo (07th Dec, 2015, Isniin) Arooskoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa. waxaanay lamaanahan ILaahay uga baryayaan inuu ka yeelo labadii Aqal-galkooda kala kulma Bash bash iyo Barwaaqo.…Aamiin
Nagiib C/laahi Colaad, Khaddar macan deeq xaaskiisa iyo caruurtiisa, Cabdirashiid nuur wacays xaaskiisa iyo caruurtiisa, Siciid khaddar C/laahi Iyo Xaaskiisa iyo caruuriis, Axmed Cali Cige xaaskiisa iyo Caruurtiisa, C.Wai Cali Ismaaciil Xaaskiisa Iyo caruuriisa , c/raxmaan C/laahi Muxumad (Faantaastik), C.raxmaan Cilmi Xirsi, C/salaam C/rashiid a Cali, Cali Mahdi Jibriil Xasan, Saleebaan Maxamed Cawaale Iyo Xaaskiisa Iyo Dhanaam Axaabta Kale ee Bahda warbaahintuba waxay Hanbalyo Aroos Wacan U Dirayaan:
Boqorka: Cabdirashiid Maxamuud Cali Iyo Boqorada: Najax Cabdi Maxamed
Oo (07th Dec, 2015, Isniin) Arooskoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa. waxaanay lamaanahan ILaahay uga baryayaan inuu ka yeelo labadii Aqal-galkooda kala kulma Bash bash iyo Barwaaqo.…Aamiin Aamiin