Wasiir Xirsi Oo Qurbe-joogga Ku Xod-xotay In Nooligii Ay Dalka Yimaadeen Uu Qabyo-tiri Lahaa Dhismaha Wadada Ceerigaabo,
“Haddii Aad Iska Joogtaan, 16-ka Milyan Ee Aad Diyaaradaha Kusoo Raacdeen Wadadii Ceerigaabo Way Dhamayn Lahayd”
“Waxaan Qiysaaday In Qof Kastaa Uu Dalka Ku Yimi Kun Dollar, Markaan Lacagtaas Isu Geeyeyna Waxaan Is Idhi Haddii Ay Adiga Kuu Soo Diraan Waad Dhamayn Lahayd Wadada Ceerigaabo”
Hargeysa:(Hubaal)-Wasiirka wasaaradda Maadaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa qurbejoogta dalka kusoo guryo noqotay u jeediyey khudbad uu ugu muujiyey inay gacmaha isku qabsadaan sidi ay dalka horumarkiisa uga shayqan lahaayeen.