Dhibaatada Iyo isqabqabsiga kalsan TV Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaadhay Inuu Yeesho 20 Wariye Oo Uga Soo Warama Burco Iyo Mamaulka Oo Ka Seexday Sumcad Dardaa Soo Wajahday Kalsan TV. Wariye MJ

0
52

Dhibaatada Iyo isqabqabsiga kalsan TV Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaadhay Inuu Yeesho 20 Wariye Oo Uga Soo Warama Burco Iyo Mamaulka Oo Ka Seexday Sumcad Dardaa Soo Wajahday Kalsan TV.

Dhibaatada ka taagan TV ga kalsan ee gobolka togdheer ayaa gaadhay in 20 wariye oo aan tayo lahani Isku qabsadaan kaad argtaana bulshada Burco Iyo gobolka togdheer ba ku odhanaayo Ana waxaan ka socda kalsan TV.

photo1

Halkan ka akhriso magaca yada inta Wariye ee Burco jooga ee TV ga kalsan TV ku odhanaaya waanu ka shaqaynaa Iyo Mamaul TV gaas oo aan ku fashilan arinkan.

Cabdiraxman Aburaas waa tahriibay

kadib waxa wararki isku qabsaday oo malinba mid so dira weriyasha kala ah Bashiir Ibrahin Maxmud oohore uga shaqayn jirey universal

Shafici Maxmed ibrahin oo isna dhowr jeer u so diray maxmed siicid gaaxnug oo bulsho tv u shaqeya oo isna u sodiray ra’yi ururin iyo 2 kale .Sidoo kale caruur badan oo joogta Burco ayaa ku odhanaysa waxaanu ka hawl galaa kalsan TV kuna baadhata bulshada reer Burco Iyo togdheer.

Hadba waxaa looga baahan yahay manaulka TV ga kalsan TV Inuu arinkan gacanta galiyo oo gobolka togdheer mar hadii wariyihii hore ka tahriibay aburaas loo soo Magacabo nin masuul oo fuliya hawlaha TV ga kalsan oo hada u muuqda magaalada Burco Iyo gobolka togdheer ba mid fowdo ah.

 

Burco/office

Weriye MJ

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here