Dib U Xusuuso Taariikhda Oo DAAWO Wasiir Cukuse Oo 8 Sanno Cambaaraynaya Xeerka Saxaafadda iyo Halkuu Ka Taagnaa Xakamaynta Suxufiyiinta.
Si Aad U Milicsato Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Oo Waqtigaas Mucaarid Ahaa isaga iyo Wargeyskiisa SAXANSAXO Isla Markaana Olole Ugu Jiray Sidii Uu Suxufiyiinta Ugu Kasban Lahaa inay Aqoonsadaan Xubinna ka noqdaan Dallad Uu Kelligii LAPTOB ku Sitay oo uu Ku Dhawaaqay, sanadkii 2008-dii, isaga oo ku xumaynaya Dawladdii Madaxweyne Rayaale, Fadlan guji Oo sawirka Hoose oo DAAWO Isbar-dhig Uu HCTV ku Sameeyey, iyada oo barnaamijkaas oo dhamaystiran laga Baahiyey xalay Barnaamijka DIB U XASUUSO TAARIIKHDA ee toddobaadlaha uga baxa Horn Cable TV