Diyaarado Nooca Dagaalka Ah Oo Joog Hoose Ku Duulaya Oo Cabsi Geliyay Dadka Ku Dhaqan Magaaladda Saylac

0
118

Ilaa 6 Diyaaradood oo Nooca Dagaalka Ah ayaa lagu arkay iyagoo Joog Hoose Ku Duulaya magaaladda Saylac ee Gobolka Salal. Diyaaradahan ayaa Cabsi Geliyay Dadka Ku Dhaqan Magaaladda Saylac. Waxana daweynuhu sheegeen inay maqlayeen dhawaqa rasaas ay ridayeen diyaaradaahsi.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here