Diblumaasiyiin reer Somaliland ah oo maanta ka qayb galay aaskii qaran ee loo sameeyey Boqorkii Boqortooyada Sucuudiga ayaa madaxda iyo shacabka dalkaasi gaadhsiiyey dhambaal tacsiyadeed oo uu Madaxweynaha JSL ka diray Geeridii Boqor Cabdallah Bin cabdicasiis Al-Sucuud.