Haddaynu nahay dad Muslim ah, ILAAHAYNA inoogu nimceeyay inaynu ka mid noqonno ummad la soo saaro tii ugu khayrka badnayd ee Nebi Muxamed (SCW) waa inaynu ku xamdinaa Nimcooyinka uu Alle (SW) ina siiyey, isla-markaana qaadanaa amarka Alle (SW) kuna qaadanaa dariiqii Rasuulka (SCW).
Waxaan leeyahay umadda iyo Madaxdeeda, gacansatadeeda, Wadaadkeeda iyo waran laheeda (Dulmiga Meel Ka Jiraa Wuxuu U Hanjabayaa Caddaalad Meel Ka Jirta).
Wa Bilaahi Towfiif
Qalinkii: Akram Rashiid